Sawirro laga soo qaaday Xerun kutaala Mareykanka oo hadal heyn badan dhalisay

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa si weyn u hadal haya sawirro laga soo qaaday xarun kutaala dalka Mareykanka ay ku jiraan dad muhaajiriin ah oo si sharci daro ah dalkaasi kusoo galay. Sawiradan lasoo bandhigay ayaa waxaa ka muuqda in dad tiro badan lagu hayo hal goob xili uu dalkaasi ku faafayo cudurka Caronavirus, waxaana la … Continue reading Sawirro laga soo qaaday Xerun kutaala Mareykanka oo hadal heyn badan dhalisay